VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samiira - Lyrics

jacaylkan i saanyaday oo sibiqda igu galay sanbabada jidhkaygiyo saablayda oo idil adiga ku saaqee subaxdaan is aragniyo saacadii la joogaba qalbiga ii sudhantee seedahaad i goysee samiiraay kaa seexan weeyee samiiraay saqda dhexe habeenkii suuqyadaan wareegaa suuradaada goobaa saxansaxo udgooniyo sagal hooray oo da'ay dhulka simay xareedee dadku wada sugayeen sifaheegii leedahee waan kugu salalayaa suleekhadii haweenkaay soo soco samiiraay sadriga iyo laabta samiiray adiga ii sudhaneyy samiiraay
Queue is empty
-- / --