VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahabo - Lyrics

dahaboy walalay inta dunida joogtaan kaa doortay adigee marna diiday hay oran x2 adna tii ideeq daay wuxuu duunyo leeyahay raga way udaran tahay x2 hada hadad hadaa aad dumar tihiinba daaroole iyo howd bodhari ku duugteen x2 walee duumo may dilin waxaa loogu dowgalay daqarada warkiniyo dan dan sigiinee x2 adoon diidin dokhiyo danta inaan wadaag nana isku daali maynee hada ma dadab galaynaa x2 taan dumar ka doortay ha ii laba diblaynoo hadayicin naftayde marun ii calol dabac doog soo baxaayiyo saxan saxo da'ay saay sidaan doono iiyeel oo yeel x2 cashaqu cashaqu cashaquna dad kani qabee duufaan sideedii dabayshuu ku raac shaa x2 markuu kula durkaayo meelaan duulba lagu arag dugaagiyo ladaristaa duur joogta xoolaha x2 adoon diidin dokhiyo danta inaan wadaag nana isku daali maynee hada ma dadab galaynaa x2 isku daali maynee hoy madadab galaynaa hada diyaar matahayoo hooy madadab galaynaa x2
Queue is empty
-- / --