VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Deegaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi Diini
Deegaan

Dayaxa iyo cadceeiyo
Deegaan la moodyahay
Malab lagu durduurtiyo
Dahabkoo iftiimaaay
Daawashada wacanee
Damac baa iga kaa galay

Waxa waxaa iga dardaaran ah
Oo kaaga digayaaa
Dadku yoo isku kay dirin
Dab dhaxdeena laga shidin
Haday hadal daliilshaan
Dibnahaaga ha u celin
Haday kula dagaalaana
Udulqaado weligaa
Dusha hadalka kaga tuur
Ayagaa dareemiye

Haa hee haa hoo
Waxaad ogaataa
Inaan ahay nin dooroo
dantu hoodo yeeshoo
diracnimo u dheertahay
dibad waxan u soo baxay
dayax shan iyo tobano
dirikoo ku baal jiro
oo la ii dabaal dagay
waa diracna la i yiri
damaashaadna la ii tumay
daruuruhuna hilaaceen
dhulka doog ka soo baxay
xareed lagu dabaashay
dadka waxa ku digataa
markaan ku dadaaloo
ubad daadaheysee

codkii Abdi Diini