siduu laxawgu ii galay xadhig igu giijiyay gami waayay jiifkii amba way gilgilayoo ila gaadh kalgacalkii maruu igu guntaashee kalgacaylkan gaamuray gardaduubka ii xidhay ee xalayto ila guday gaar u go ay miyaa jirayeey