VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga Mudan Ft Falis Abdi - Lyrics

Iga maqan iga maqan Mataankeygii geed Qariyee hee hee hee Ana mantaba caashaqa Sida mayeyga roob kuu Intuu meel biya'a dhigay Dhex maquurshay geedAha Mahiigaan jacaylbaa Meel dheer i dhigayaa Iqaadaa i dhigayaa Igu mudan igu mudan Igu mudan xusuus dad Nimo Mahuraan waa labad Eenee hee hee hee Ana mantaba caashaqa Sida madiga hooyadu Kama celiso moodkaba Marka ay jaleecdee Ana meel idamaqdaa Mowjadi isidataa iqaadaa Isidataa
Queue is empty
-- / --