VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nagaad - Lyrics

Nadrigaa mankiyo qalbi niyada ku talaalaney, Neecow iqaboojisiyo nagaadihii caashaqaay, Nasteexadi aragaiyo indhahaay nuurkoodiyeey,*2 Xubnaha nuuxsiga jirkiyo, halbowlaha lagu mudyeey*2 Mudabaa nabarkii aan qabay midii aan kaga nastaay , Anigu taan naawilee nasiibku i raaciyaay *2. Gayaan kalena u nacee dartaa nidarka u galee Ka sahansaday noolaha naftay u doorbidaay,*2 Naxwaha hadalkay waxan nuxurkii ku xidhay *2. Jacaylkeeni nagaa nasiibkeeni shaqeee *2 Guurkeenuna wuu najaxay *2 nagaadi aroosku noqoy nagaada aroosku noqoy lyrics by Phuad Abdy Esmail
Queue is empty
-- / --