VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurbo - Lyrics

aduunyadan lurkeedii laabtayda kicisaan libinteeda sugayaa qurbo lagu limaayaan lab hashiisa goynoo wali soo luf lufayaa laab lakaca naftaydee laabteedu jiiftaay leel leelka dibadiyo lufankaaga meelee ladanihii i imoow intaan dhabarku liicsamin ama aan la ugu labsamin ama aan luxudka la idhigin laydhii dalkaygaan laxashadeeda sugayaa sidaa baraf lig liganoo laamiyadana buuxshaan lalanteed u lumayaa hawliii lixaad badan sahal looma laayacee waa loo dhabar adaygaa lagdankiyo dadaalkiyo wakhtiyada i lurayaa ku laciifi maayee laabtaan u dhigayaa by masuul.com
Queue is empty
-- / --