VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaa ka daa wadanka - Lyrics

Wel wel buu goconayo Kolb lagu wareeryoo Waabay kharaar iyo Sun buu kuu walaaqaa X2 Marna waa jidkaagoo Mayaqaan wax garad Iyo wehelkiyo dhalaan Kuu toobiyaha ka wee- Shaa waynow ku bari- Nayee nabad baadi X2 Walaalkay rumaadow Dhiiga aan wadaag Now wax yeelaa Nagaadhoo waax Baa namaqanoo Warba noma hayside Aan wada imaanee Sida sidaa hoy sidaa Siidaa kadaa wadan Ka saan udhaanoo X2 Diintii wacnayd iyo Dhaqanka waalid Keeniyo dhaqan wiiq Min waligii dhan wal Bay ka liitaan x2 Waayeel talo maseeg Too wax sheegana ma Daayee midkan wali Wareersanee inuu wado Dagaalada wali lagu Sasabayoo haku deeq- Do waanadu x Walaalkay rumaadow Dhiiga aan wadaag Now wax yeelaa Nagaadhoo waax Baa namaqanoo Warba noma hayside Aan wada imaanee Sida sidaa hoy sidaa Siidaa kadaa wadan Ka saan udhaanoo X2
Queue is empty
-- / --