tolmoon itaal dheer tintu aayal dhaaftoo kubka taabanayaan
waa garaayo togashaleh
dhexdu taako la egoo ku tanaaday midibkii
matamashle socotoo cidhib taag sanaysoo tin qashada tlaabada siday tahay utuurtoo
waa tabeen hadalkiyo tirab erayadeedaa miyirkii la tagayoo rabi igu talaalee

dab cigeeda taamka ah itaal keeda joogiyo hanaan toos nideeda ruux lagu tilmaamaa
rabi sooma taagine

sida geed utoosanay todobkii mayay helay durbadii ba tabar galay oo caleentu iyo baar laamihiisii toosnaa hoobaan tii la tiiceen oo togaga soo rogay tufayaan xareedoo
day madaan latiri karin waa tilmaamaheedee noolahaa tirada badan tartan
yaa lagali karo

dab cigeeda taamka ah itaal keeda joogiyo hanaan toos nideeda ruux lagu tilmaamaa
rabi sooma taagine

Exit mobile version