VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gardaran Nafteyda - Lyrics

Naagaha ma guursado ninkii duunyo waaye mana geyoo sidoo kale kolkii uu gacan marnaade (2x) [Dhextaal] Garaad daran nafteydaay.. geed dheer ha fuulinee Gar daran nafteydaa.. geed dheer ha fuulinee Gaagaabso yaad noqon galoof olol aan deyninee (2x) ... Marka kaaga garaabay arimo aadan garaneyn kugu siiyey gacantaad gabcaan maran i moodeyee (2x) [Dhextaal] Garaad daran nafteydaa.. geed dheer ha fuulinee Gar daran nafteydaa.. geed dheer ha fuulinee Gaagabso yaad noqon galoof olol aan deyninee (2x)
Queue is empty
-- / --