VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan - Lyrics

mawlihii ku uumaa qurux kugu manaystoo maashee haweenkaba midaan kugu masaala kumay dhalan aduunkee mulkiday naftaydaa markii aan ku eegabaa muraaqooday awgaa adaan kuu muqlaysnahay maskaxdadaa taa gali maaney maanka iyo maskaxdaad dawaysaa miyirkaygiibaad tahay ma ogtahay waan kuu muhanayaa macaaneey macbuudkii ku uumaa midabkaad u dhalatiyo madaw subul qurxoonoo man iyo ubax bislaada macaan iila midab tahay mataantii naftaydaay midigtaydiibaad tohoo muxibadaa kalgacal adaa iigu mayracay
Queue is empty
-- / --