VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ku sugayaa - Lyrics

adaa i sitoo nafta saaqee sawirkaaga laabta ii sudhan salaan ubaxoon saaka soo diray si wayn u gudoon waan ku sugayaaye adna soo soco eey sahankaagiyo safarkaaga sanad gaadhee safku dheeraa nafaan sasabaa seexad diido sal fudaydee waan ku sugayaaye adna soo soco eey
Queue is empty
-- / --