aloow guri taagma
aloow taran khayrle
aloow laba taama
lib iyo farax taama
kka yeel taladooda
labadii is tabee
maxamed iyo xamday
labadii tix gelin
xurmaynta dhexdooda taal
ka yeel taladooda
adaa toosin karee

alloww uad hayrle
alloww ehel faraxle
alloow raba tooosan
tubtii saxan seegin
ka yeel taladooda
labadii is tabee
maxamed iyo xamdaay
labadii tixgelin
xurmaynta dhexdooda taal
taladooda ka yeel
adaa toosin karee

Exit mobile version