VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

saw adigu bilaneey imaad barin lahasho beerkiyo wadnahana kuma beerin caashaq bas anoo u liitoo cishqi igu balaadhoo saw igumaad banaynoo barbarkaygu kuma tabo waa bixiso duniduye markii aad baqooshee balad kale u dhooftaa muu badan lurkiisii xiisihii barashee qabay baahidaadoo markaad baanan waydaa caku baylah muu noqon inta aan ku baafshee ku baxnaanshay adigaa saw maan bogseedeen dadka baal ka raaceen waa bixiso duniduye markii aad baqooshee balad kale u dhooftaa muu badan lurkiisii Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --