VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa Halumin - Lyrics

laaabtaan hileen ka lingaxay haween waadigan lulee leebkii kalgacal ka liilijiyee wadnihii ka ligay hadaa tahay lilaah libtu way dhawdee lubigiyo adaan laga kuu furee lugooyada ka dhawr xiisaha igu ligan kuu loogayoo waa lamaanee caashaqa ha lumin laabtaan hileen looyaan jacayl lurkii uu i baday ladi waayaybaa ladan taabatoo waa kaa lalabee laamaha sariyo laxaha ila koray waa laba jibaar jacaylka ilagdee miyaan laabmayaa xiisaha igu ligan kuu loogayoo waa lamaanahee caashaqa ha lumin Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --