VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf - Lyrics

inkasatoon ku caashaqay oon ceesh wadaagnoo ala calaf baan la celin karin wali ciil ismaan odhan calooshayda maan galin inaad cadho la hoyotee nabsibaa carada jira cidii ay colooobaan armaad aalakh cadaw ka dhigata cishadaan ladnaadee cudurkaagu iga baxay caku saw imaad lurin igu curisay kalgacalkaan cindiga ka gooyee ma cidlaysay maantana nabsibaa carada jira cidii ay coloobaan ka cadgoosanaayee armaad aalakh cadaw ka dhigata
Queue is empty
-- / --