VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cayni - Lyrics

cishadaynu kulanaa cishqi igu abuurmoo caynkaad u dhlataa cajab galisay ruuxdee caashaqii ka beermay cugashadii dhexdeeenaa isu keen casuumayoo calafkaygii noqotaye kaa calmaday haweenoo cayni ani i deeqdoo hogol curatay noqotee cidlo caadil kuma bado cayn kasta jacaylkii hubaal waad cisaysoo nafta waad ku culustoo cindigaad ku taalaa cudoon ugub haweenay caradaan ku noolnahay curadaan ka doortee lay i caleemo saaraay kaa calmaday haweenoo cayni ani i deeqdoo hogol curatay noqotee cidlo caadil kuma bado Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --