VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqasho - Lyrics

karti dhaqan iyo qofnimo asluub dhaqan iyo xaqdhawr xurmayn dhalan iyo dulqaad inaan ku ag dhigo suqraay marlay dumar waa ma dhacdo ala waxaa tahay ruux dhamays gobiyo dhuuxii quraysheed dhalad iyo gob,dii haween dhamaan aadmiguba qire inaa tahay dhawrsan dumar dhamays iyo inan dheelitiran ka dhawrta wuxuu ruux dhibsado cadceed dhalatiyo nuureey dhamaan dayaxiyo ifeey dhooliyo hogol iyo gu,eey miyay dhaayihii ku dayay suqraay dheel dheel ku huri xal baa tahay maan qof dhaya dhabeel aan aadmi dhibin dhis toosamahana u dheer dhamaan aadmiguba qire inaa tahay dhawrsan dumar dhamays inan dheeli tiran ka dheer wuxuu ruux dhibsado Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --