VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta dheeman - Lyrics

dhudi dhooley dheemaneey dhexda ii dhiib dheelnee wacad ruuxna lama galin noloshiyo wacnaantoo waa wareegto dunidu yoo qofba weel uu culayoo wadku lama huraan yahay waagii baryiyo ayaamaha wakhtigu wax horley sidaanoo farxadiyo walaacuba waa laba mataana ah rajadiyo wanaagii naftaydani ku waynaa adaa wiiqay maantoo wadnihii ku tabi jiray samir wahesho baan idhi walbahaar daraada naf wisiisiyaysaa kusii wiirsataayo wadneheeda goysaa ood wadhi ku dhaaftaa taan u wiiqmay awgeed i wanaajin waydoo ana waayi maaye qadar wayne mooyee waan dhawrayaa wali
Queue is empty
-- / --