VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

uma helin dabiib diihaal jacayl iyo diiftaan qabo dawadaydiiyeey dadna waa adigaa waxaan doonaya dalabyada wadnaha ila doojiyoo ila dayr kalgacal alla aan dadab galne daryeelkii naftiyo dabiibkaygiiyeey qalbigaygan dihin daawaad u tahay dusha saar saar ii saar damqashana ka dhawr i dilyoo hadana doonayoo markale halkuu igaga dagay dakharada la helay ayuu dib u hantiyay dookhaygiiyeey dar allee hadaba bal khadraay daadihi dusha saartoo mcan waan hayaa aan doono caashaqo aan dayrnee aan dadab galnee
Queue is empty
-- / --