Heesta Farxiya - Lyrics
fardo layskuu faaano
fad dheer waxa ka fuula oo
fadalkeeda la gaadhin
nimay u fadhido gadaal
oori arag fog loo
firfircooni u dheer tahay
fadxiyaay waxaa tahay
feedhaydii bidixiyo
raalliya iyo ficil dahsoon
filkeed ka rooneey fadxiyay
wax tarkaagan ku farxaayoo
adaa sharaf iigu filan
waxa kobac aga fili
dhalaan fariidi dhashayoo
ugu feedho jacaylka
la dul joogto fandhaal
waxa meel fogna gaadha
guri hooyo faraysa tacliinta
fadxiyaay waxaa tahay
feedhaydii bidixiyo
raaliya iyo ficil dahsoon
filkeed ka rooneey fadxiyay
wax tarkaagan ku farxaayoo
adaa sharaf iigu filan