VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fursad - Lyrics

Dantu waa is fahankee farxiyaay jacaylkii farxadaan ku korinayee sawdigan fudaydsaday fidme wade ku duufsadaa ina kala fogeeyee fajac nolosha galiyoo filan waagan igu dhacay furihii kalgacalkaay feedhaydii bidixeey ficil gali naftaydoo fursad yaan lagaa helin adigaan facaagiyo filkaa kaa dhex doortee ma filaynin garashadu inaan kala fogaanee axdigii is fahankiyo wacadkii ha fududayn adnna farax ku naawilo guurkeena oo fulay Lyrics by: Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --