VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaari haween - Lyrics

hadaan gaari haween garab siinin halyeey liba muu hantiyeen ana hiifka jacayl hododaamiyo ciil aduunbay igu habee naftan heelan adaa hilaw caashaq badee aduunbaa hor allee iiga hiilin karee ku hagoog kalgacayl hu jacayl kalgacayl ana aan hadhsadee hadaan caashaq hagayn aadmi hoy ma dhisteen aqal uu ku hirtee ana hawsha aduun ayuunbay ila hadhee intaa waan hamiyaa naftan heelan adaa hilaw caashaq badee aduun baa hor allee iiga hiilin karee u hagoog kalgacayl hu jacayl kalgacayl ana aan hadhsadee Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --