hadaan gaari haween
garab siinin halyeey
liba muu hantiyeen
ana hiifka jacayl
hododaamiyo ciil
aduunbay igu habee
naftan heelan adaa
hilaw caashaq badee
aduunbaa hor allee
iiga hiilin karee
ku hagoog kalgacayl
hu jacayl kalgacayl
ana aan hadhsadee

hadaan caashaq hagayn
aadmi hoy ma dhisteen
aqal uu ku hirtee
ana hawsha aduun
ayuunbay ila hadhee
intaa waan hamiyaa
naftan heelan adaa
hilaw caashaq badee
aduun baa hor allee
iiga hiilin karee
u hagoog kalgacayl
hu jacayl kalgacayl
ana aan hadhsadee

Lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version