VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaf jacayl - Lyrics

hadaad adigu gobtoo godobtiisa caashaqa godiolkiisa maal tidhi guul lagama gaadhee armuu kula gadoomaa gacal kaa fogeeyaa gayi madhan ku geeyaa godob kuu horseedaa waa intuu ku gaadho gaf jacaylku maahee hadaan loo gudboonayn aan guulo weheshado tala kaa gurucantaa guul kaa fogaysaa hadhaw gaadhi waydaa hadaad garabsi diidoo garaadkaagu kula hadho gocoshada xasuusta leh intaan gaar u noqon lahaa samir baan guntanayaa waa intuu gaadhee gaf jacaylku maahee hadaan loo guboonayn aan guulo weheshado
Queue is empty
-- / --