igu sir weeyaan caashaqa
adiga kuu qabaayoo

afuu dhibay xishood baan
ax jacayl aad baan kuugu baahnahaye

a ii noqon aqoon yahay
aqligiyo akhri kara
indho caashaqa awgaa
ilmo caashaq soo qubay

oo ma adigoo leebkiyo
igu taagay eebada
ayaa umalkan aan qabo
igu sii adkaysaa

kuu imide maantaba
aan abqaalno caashaqa

kaa adkaysan maayee
kaalay ila dhan caashaqa

igu sugan caashaqu
amba sax iyo maanoo

indhoo adiga ku eegtaan
meel kale u jeedine
ax anaa adiga kaa daran

waxaa tahay ii tahay
indheer garad
aramida ii haysaa
isba ay ku wayntoo
umal cashaq ila qaba

ala magane hay odhan
erayada xanuunkaa
anigoo na iyo maal
kuu huraayaa adiga

kuu imide maantaba
aan abqaalno caashaqa

kaa adkaysan maayee
kaalay ila dhan caashaqa

Exit mobile version