VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heesta Gobta - Lyrics

xurmada hablihii lahaa hablihii xag loo dayaba dhaqan loogu xilan jiray xaruuri hablihii lahaa habilihi xishood iyo diin lahaa hodaneey xulkoodiyo xidigtoodu waa adiga xalan iyo adaa ku barbaaray xaruntii gobta looga xero dhigay xubiguu noloshuu bilaa guurka weeye xalkiisuna dareen xiisaha ku yimid hadii lagu sado xaq dhawr dookhoo xasiloo dhalaa hodaneey xigaaliyo xigto caashaq baa tahay xalan iyo adaa ku barbaaray xaruntii gobtaa looga xero dhigay Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --