VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

Hubqaad bilacsan Hibo heemaal quruxsan Hibo Horjoog aragsan Hibo HIBOOY HIBOOY MACAAN Hirashadaadaan isku howlay Maalmo Hibshada dardaa baan hiyikacay habeenoo Hindisiyo walaac baan la halawsiyaayee Haqab tir naftaydaay Is helno is hananano Caashaqu hirgalinee Habrashada ayada tuur Hubanoow kalsoonida Hanaan dabacsan hibo Hufnaan camalsan hibo Hilaac dhaqasan hibo HIBOOY HIBOOY Anigu hubaashay Ku hilmaami maayoo Halaqa iyo laabtaan Kugu haynaayoo Xubi aan harayn baa Kugu habi had iyo jeer Haqab tir naftaydaay Is helno is hananano Caashaqu hirgalinee Habrashada ayada tuur Hubanoow kalsoonida
Queue is empty
-- / --