VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ibad caashaqa - Lyrics

ayaamaha kala cayniga waqtigaa cadeeyoo cishadaynu kulana caashaq la igu daaroo qalbigaad ku culustahay naftaydaa ani naftaydaa aad cajibisoo walee kuma canaantoo abid ciil kuma bado abid ciil kuma bado kuma bado bada caashaq may gudhin cisho qudha kumaan nicin ciil abid kumaan badin qalbigaad ku culustahayee ku culustahay qalbigaad ku culustahayee maankaa ku calmaday curudyahaw i deeqdee calafkaan wadaagniyo RABAA RABIBAA igu kaa casuumay igu kaa casuumay RABAA igu kaa casuumay caqligaaga fahankiisa iyo camall samaantaada iyo qurux cudooneey caashaq igu abuuroo igu curiyay baahida hodaneey waxa aad aad la cayn tahay cadceed soo iftiintiyo cirkuu sagal ku joogoo dhulkuna dhulkuna caleemuhu ay wada cagaarmeen bada caashaq may gudhin cisho qudha kumaan nicin ciil abid kumaan badin qalbigaad ku culustahayee ku culustahay qalbigaad ku culustahayee maankaa ku calmaday curudyahaw i deeqdee calafkaan wadaagniyo RABAA RABIBAA igu kaa casuumay igu kaa casuumay RABAA igu kaa casuumay
Queue is empty
-- / --