inaad uurka tahay
kii lagu unkee
qalbiguna ushee
ilmo waan u qubay

miyaan kaa agtagaa
cid kale ogolaadayoo
kuu imaan qabaa
kuna uur samahay

nafta hoo aroor
alayl iyo saq dhexe
la ogoow waxay
istareex ku tahay

hadaad noqotay aayaha
dooka taan irkaday
waan asiibay noloshee
caashaqa u ururi
adkeeyoo ururi caashaqa

inaan eel jacayl oo
is ilaashadoo
isu gala abaal
nahay waan ogahay

ardaa nabadi taalaa
kusoo ababtayoo
waxaa tahay edaab
mid idlaysatee

nafta hoo aroor
alayl iyo saqdhexe
la ogoow waxay
istareex ku tahay

hadaad noqotay aayaha
dookha taan irkaday
waan asiibay noloshee
caashaqa u ururi
adkeeyoo ururi caashaqa

Exit mobile version