VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl inoo hergalay - Lyrics

hadaan laga wada hinaasin jacaylka inoo hirgalay hadaan lagu dayan habkeena dunida hadalkeenu gaadh hadaynaan inagu horseedin waxaan hore loo samayn hadaynaan noqon tusaale dadkoo dhami naqu hadaaqin sidaynu isugu habayno farxada u kala helayno sidaynu isugu hanwaynay u kala haybaysanayno hadaynaan noqon taariikh had iyo jeer lasoo xasuusto hadaan lagu wada mashquulin heerkaynu jacayl ka gaadhno hadaynaan habdhaqan abuurin hubaalna qayrkeen ku daydo hadaynaan noqon hormuudka lamaane kastana hogaansha hadynaan halhaysna reebin dunida hadalhayn ku baahda
Queue is empty
-- / --