VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jindhasho - Lyrics

Abdi Hani
Kalgacalkan dhiigii iga jaqee
iga xidhay jidiinka
Ayaa naftaydii Jirabayoo
jaalkay iga reebay

Hodan
Caashaqan dadkii Iga Jaray
Waan Ku Janjeersadaye
Mana joogi karo aawad
jiifna maan holo'e

Abdi Hani
sidaad adigu ii jamatay
waan ku jindhanayaaye

Hodan
Ma jaleeco ruux kale
adaan jaari kuu ahaye

Abdi Hani
Jimsigaad Ku Taala iyo Wadnaha
jiirka Oogade
Aan jihayno caashaqa
nin Kuu Jeel qaban ahaye

Hodan
Qalbiga adiga jiitay iyo Jaaha aragiyee
Aan jahayno caashaqa anba
waan kuu jecelahaye

Queue is empty
-- / --