kama galin gaf caashaqa
mana gaabin dhankaygiiye
xiriirkiina maan goyn
mana gabin socodkii
adna maad garab marin
gacalooy ayaaneey jacaylkii
gagidaa waxaa dhigay
calaf diiday guurkee

gayaan qaali ayaan ii tahay
gabdhahaad u mudan tahay
geedkii jacaylkana
uma goynin xididkee
gacalooy ayaaneey jacaylkii
gagidaa waxaa dhigay
calaf diiday guurkee

Lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version