VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacal - Lyrics

inta uu igu jiro kalgacal naftuna kali ku tahay adi kaaftoon maloho qalbigu aduu kugu kooban yahay kas kiyo maankaad degtoo maankaad koolkoolisaa roodaay kashu iidegtaa kurbada caashaqu tagtaa kolka aan kuhelaan adiga korkaygu dubaaxiyaa intaan kuu qabo jaceyl maankaygu xagaaga yahay kaskiyo maankaad degtoo maarkaad kool koolisaa roodaay kashu iidegtaa kurbada caashaqu tagtaa
Queue is empty
-- / --