VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacal - Lyrics

intaa uu igu jiro kalgacal naftuna kali kuu tahay adi kaaftoon malahoo qalbigu aduu kugu kooban yahay kaskiyo mmaankaad dagtoo markaad koolkoolisaa roooday kashu ii dagtaa kurbada caaashaqu tagtaa kolka aan ku helaa adiga korkaygu dubaaxiyaa intaan kuu qabo jacayl maankaygu xagaaga yahay kaskiyo maankaa dagtoo markaad koolkoolisaa roodaay kashu ii dagtaa kurbada caashaqu tagtaa
Queue is empty
-- / --