VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caweys - Lyrics

casarkaad i deeqdee cindigaygu ku bogaye een laabta kuu culay ciirsibaa baan ku bidayoo cugashda naftaydaa ku casuuntay adigee cawayskaynu kulaniyo barashadii cudoonayd curdin weeye ugubee caadil ha isku keen simo waa cibaaro duniduye ma markaad carawdaa caashaqeenii kaa lumay calaf waa nasiibee lama ciilo ruuxii calooshiisa kuu fura cawayskaynu kulaniyo barashadii cudoonayd curdin weeyi ugubee caadil ha isku keen simo
Queue is empty
-- / --