VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mar la arag - Lyrics

jacaylkii miraybaa meelaanan garanayn aanan kaa malaynayn mudh intuu ka soo yidhi igu noqday mahiigaan badwayn ila mushaaxyoo mawjadaha i saaryo miyirbeelay goortaan muxibooy ku waayoo marna kaama maarmee erayada macnaha badan macaansaday codkaagoo inaad iga maqnaataa waa murugadaydee mar la arag sideedaay muuqaaga wacaniyo quruxdaadu maankay mahadhada ku reebtoo xagaagaan ku maqanay markastoon ku eegaba waxaan kugu masaalaa midabkii suleekhoo inta dumar mar xidhataad isilkood u wacantoo waxaad tahay ma dhaafaan
Queue is empty
-- / --