Milicsiga jaleecada
Waxaa tahay maankii
Iyo muuna ubax
Maankayga rabay

Adba maayad keen
Duni lagu yiqiin
Markaan fiijignoo

Maamuus adaa igu meerayoo
Mahada iyo culees
Igu meel dayoo
Ma ilaabayee
marwadii habeen
Middi kali taaj
Madaxayd suraayo
Micinkeeyga noqo

Maalmaha aduun
Masinaan karaan
Midnimaa uwacan
Farxiyaay macaan /marna wada jirkayna

Dumar baa bal daaha
Waxay maaganyihiin
Moolahayna wayn
magac ugu naxeee

Maamuus adaa igu meerayoo
Mahada iyo culees
Igu meel dayoo
Ma ilaabayee
marwadii habeen
Middi kali taaj
Madaxayd suraayo
Micinkeeyga noqo

Exit mobile version