VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muhiimada waa dantayna - Lyrics

macaan ha hilmaamin ha maydhin xasuusta magaabi jacaylkan miiray macnaha ila fahan ujeedka muranka isaseega keena ka yeel moosaan jabaynin muhiimadu waa danteena adoon marna iga xanaaqin maskaxda alle kugu manaystay jacaylkiyo midho dhalkiisa ku meel mari aayaheena marwooy ha ilduufin ha maagin dareenka muunee kalgacaylkan gaaxday ha muujin xumaato raagta midhkuu nacab yidhi ha qaadan maaraynta cishqigeena xooji is moodsiisku yuu ku hodin adoon marna iga xanaaqin maskaxda alle kugu manaystay jacaylkiyo midha dhalkiisa ku meel mari aayaheena Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --