VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naruuro - Lyrics

inkastooo naftaydiyo noloshaba ku siyo niyadayda kuu huray inkastoo naruurooy neecaw udgooniyo kula rabo naq iyo doog mar hadaad nac iyo xumo nacab aad la daristoo naar afuufayaashii ku nashuushadeeyeen anigna nasiibkay noloshayda waan heli nabsibaan ku raacshee waa inoo nacaybkaa mar haduu namiimshihii naxli kugu abuuroo nabaad guurshay aayihii nacasawday maantee aniguna nasiibkay noloshayda waan heli nabsibaan ku raacshee waa inoo nacaybkaas
Queue is empty
-- / --