VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qasnadaha - Lyrics

qofka aad ku wayntiyo qalbigii ku jecelbaa marka ay qadhaadhahay qudha kuu hibeeyee labadii is qaadee qaxarkiyo dhibaatada wada galay qaliinkee qasnada jidhkoodiyo qaybsaday halbawlaha qarnigaba jacaylkii ugu qiimo wayna qorta sheekadiisee ku midooba qoyskoo ubad khayrle kala hela aamiin aamiin ALLAHAYOW qisaskiyo waayaha qaysiyo ilaa hodan labadii qaraamkiyo xubi wada qudhqudhiyee qarnigaba arooskii ugu qaayo waynaa farxadooda qeexoo waa qurux jacaylkuye qalbiyada ka raarida
Queue is empty
-- / --