VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof ku jecel - Lyrics

qof ku jecel la noolow naxariis agtiisiyo ay nagaansho kuu taal iyo niyad samaan dhabi farxadaad noqon kara nafta adiga kuu hura nasashana ku siin kara qof ku sida la noolow ha u jabinin nacabkoo nusqaantana ka dhawroo nasteexada kalgacal noqo iyo nuurka caasahaqa iyo nuurka argtida aniguna nasiibkay ala ani nasiibkay waan ku nuuri doonaa huuno nuuri doonaa qof ku nugul la noolow oo nabar ku gaadhiyo kula neceb dhibaatada oo naftiisa kaaa jecel naba doon jacayl badan qalbigana nashaadiyo nafisiyo dagani baraa qof ku sida la noolow ha u jabinin nacabkoo nusqaantana ka dhawroo nasteexada kalgacal noqo iyo nuurka caasahaqa iyo nuurka argtida aniguna nasiibkay ala ani nasiibkay waan ku nuuri doonaa huuno nuuri doonaa
Queue is empty
-- / --