VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurux - Lyrics

hadii qurux la saanyado ama qaayo iyo sharaf adaa qaarada sii dheer qudh ahaana igu filan oonan quudhi karayn anaa qiray wanaagiyo qaayaha aad leedahoo waxaan ahay qof kuu dilan oon ku quudhsanayn abid adaan kugu qoray qalbiga mudanoo yaasmiin qumaneey qudhayda hantiyee ma qarin karoo naftayduu qasbayaa oo miyaan qancayaa adoon i qaabilin hadii nolol la qaybsado sharaf la isu qaabilo qalbiyada is aaminay qaloocana ka jiraaan cishqiga qoyskaasi ma dumee
Queue is empty
-- / --