VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saablayda - Lyrics

qalbigan sasabi jiry een ku habay sabaalada saw kaalay ima farin amba kugu sahwiyayoo hurdo seexan waayee saxansaxaduu ma adaa saablayda beerkiyo wadnahaad ku sugan tahe igu simay kalgaclkee ma u sidaa sidoo kale cirkoo dhibicu siman yahoo dhulkuna saacu damiyoo sabadkayga deeqdee intaa sifa qurxoon dumar midii ugu saraysaay adigaa sadriga sudhan saablayda beerkiyo wadnahaad ku sugan tahee igu simay kalgacalkee ma usidaa sidoo kale
Queue is empty
-- / --