VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saamiya - Lyrics

baxsaneey saamiyaay dumar bilic u rooneey burjigiisa caadhaqan boholyawga aan kuu qabo bisinkana intaan idhi bixiso inaanany igu noqon sidii kii ba,naayee boqorkii jacaylkiyo boodhari haleelee bu,du dhigay xabaashaa beryo weeye duniduye hadba laba badhaadhoo bayd wacan yagleeshee aan baashaalno noloshee barbarkaaga ila qabo baxsaneey saamiyaay haween taan u bogayeey basarkiyo aqoontaad biludtaba ku dhaaftoo baydhbaydhka hadalkiyo ma taqaanid buuqee sidaan kuu bartaybaa jacayl baaxad waynbaa barbarkayga dagayoo bogan waayay jiifkii baryo weeye duniduye hadba laba badhaadho bayd wacan yagleeshoo aan baashaalno noloshee barbarkaaga ila qabo Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --