VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

sidigtii naftaydaay sidii nabi ayuubaan ana samir ku noolee subaxii aan toosaba samir laabta ku hayaa sambabada agtoodiyo beerkaad ku sugan tee sahwi iyo xasuusbaa sadrigayga dagayoo aduunbaan ku sugayaa saadadii haweenkee saatirkay isiiyaay si baad iigu wayntee sidan may igu dholoshaa seerma wayda curatiy sagal da,ay sidiisaad sabadka uga dhigantee sadkii calaf isiiyay sahal ha u maleynine ogoow waan u simanahay caashaqan i saanyaday si xun hayga yeeline sida wacan adon nicin saxda a isku raacnaa saadadii haweenkee saairkay isiiyaay si baad iigu wayntee sidan maygu dholoshaa
Queue is empty
-- / --