VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tabasho - Lyrics

duunyoo waa dhigshada darsi waa dhugashada dirku waa dhalshada dadna waa dhaqashada ana doorkaan ullshada doon doonka lahashada ama dawga garashada iyo daadka hibashda waa dareenka muhashda iyo dookha jamashda waxaan haniyoow danqashda kugu doortay xulashda waa dareenka muhushda iyo dookha jamashda waxaan asma damqashda kuugu doortay xulashda dugsi waa tabcashda duco waa kasbashada dambi waa hagrashada dadna waa barashada dalandoolka tayashada durba maanku gocoshada doonistiiyoo tabashada ma la diiday hafashda waa danaynta xebashda iyo doorkan xilashda waxaan haniyoow deexashda kugu daalay filashada waa danaynta xibashad iyoo doorkan xilashda waxaan asma deexashada kugu daalay filashda
Queue is empty
-- / --