bulshoy hooy bulshooy
hagar li,i
wadada hirgashoo
dalkiina u hura waxaad haysaan
ceeri gaabo u hura waxaad haysan

hawlaha qarankee u baahan hantidu
siday ku hagaagayaan horseed ka ahaw

nabada hadhsanoo wataa hananee dalkoo
horumaraa dadyahoow ku hamiyaa

bulshooy hooy bulshooy hagar li,i
wadada hirgashoo
dalkiiina u hura waxaad haysaan

hirkii daalo iyo hoobaanta sanaag alloww
hilin taga dadkaygu ay helaan

umadan hadafkiyo lahayn himilada
heer ma gaadho oo wanaaga ma hantaan

dhaxay hogoiyo wadadu haadaan ahayd
halis ahoo ku heermeen dadkii

bulshooy hooy bulshoooy hagar l,i
wadada hirgashoo
dalkiina u hura waxaad haysaan
ceergaabo u hura waxaad haysaan

dhulka hooyaa hiilkaaga rabbee
ayaad ku halayn hadaad hagrataan

bulshooy hooy bulshoooy
hagarli,i wadada hirgashoo
dalkiina u hura waxaad haysaan
ceer gabo u hura waxaad haysaan

Exit mobile version