VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdaay Xabiibtii - Lyrics

no body just like you xabiibi naftayday xajiintii igu mudnayd adaa iga xaadhayoo Adaan kuu xurmaynayaa ragana ruuxaan xafidin xigaallkood kama dhigtaan xiskoodana kuma hayaan xilka waligaa ogoow xusuustaadana ku hay jacaylkeenana xambaar sidii sabi xayn ku jira xanjeerka u jiid xigsoo waligaa ha dhigin no body just like you xayndaab ubax baan wadaa xaq baad u heshoo macaan adaan kugu xeerayaa xaqiiq kuu danaynayaa dookhay waan kuu xushoo haween adaa i xila ah intaan ifka xay ahee xilka waligaa ogoow xusuustaadana ku hay jacaylkeena xambaar sidii sabi xayn ku jira xanjeerka u jiid xigsoo waligaa ha dhigin Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --