VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xariir dumar mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdi hani Haashi
Xariir dumar

Dumar xulashadoodaay
Xurmo badan haweyney
Xariir loo hiloobaay
Daruur xeysa hoortaay
Xareedo ka beysaay

Xalwad iyo sabiibey inta loo
Xubeeriyo xidigtii zuhuuray Badra xuural ceyn khalid
Xilahow doortaay

Xiliyada habeenkii
Xamdi naqa dadka u kaco
Ayaan kuugu xamdiyayaa
Ubad qeer leh kala hela
Aamiinta wada mara

Dumar xilashadoodaay
Xalaal diin ku dhalataay
Qof xumaan ka dheeroo
Wanaag lagu xasuustaay
Xag kastaba asturaney

Xafidaay ilaalshaay
Xaqa kama fogaaday
Xikmad ruux lasiiyaay
Xigto gaarasha dheeriyo
Asalkii xaq dhowrkaay

Xiliyada habeenkii
Xamdi naqa dadka u koco
Ayaan kuugu xamdiyayaa
Ubad qeer leh kala hela
Aamiinta wada mara.

Lyrics by : Abdi deeq

codkii Abdi hani Haashi